God laga helay meydadka 13 Muwaadiniin Turkish ah oo afduub loo heystay

Sida uu sheegay wasiirka difaaca Hulusi Akar, Ciidamada Turkiga ee fulinaya howlgalka ka dhanka ah mintidiinta kooxda PKK ee waqooyiga Ciraaq ayaa god ka helay meydadka 13 Turkish ah oo u afduubnaa kooxda. Akar ayaa bayaan uu Axadda maanta ah soo saaray ku sheegay in 48 ka mid ah mintidiinta PKK lagu dilay howlgalka, halka … Continue reading God laga helay meydadka 13 Muwaadiniin Turkish ah oo afduub loo heystay